Gabar ku dhax dhalatay Tareen oo abaal marin loo balan qaaday  !!

Mid kamid ah shirkadaha tareenada ee ka shaqeeya dalka Ireland ayaa balan qaad muhiim ah u sameesay gabar yar oo ku dhax dhalatay tareenkooda xili talaadadii u kala gooshayey magaalooyinka Galway iyo Dublin. Haweeney kamid aheyd rakaabka tareenka ayaa fool ku dhax qabatay tareenka xili uu safar ku jiray, waxaana haweeneyda foolatay caawiyay oo ilmaha … Continue reading Gabar ku dhax dhalatay Tareen oo abaal marin loo balan qaaday  !!